BCG Vaccine: After Care for Parents – Somali version - HE2240

Reviewed
June 2019
This resource relates to the following topics:

Tallaalka BCG – Daryeelka waalidiinta ka dib. Web-only information in Somali on how to look after the BCG vaccination site following immunisation against tuberculosis (TB).

Download resource

Download PDF

Details

Reviewed
June 2019
Updated
February 2015
Format
Leaflet A5
Type
PDF download
HE code
HE2240
Language
Somali

The full resource:

Sida loo daryeelo dhinaca tallaalka BCG

Waxa la falinayo ka dib markii canugaada la duro tallaalka BCG

1 ilaa 6 isbuuc gudahooda, fin yar oo gaduudan ayaa laga yaabaa in uu ka muuqdo meesha cirbada laga duray. Tani waa in ay boksootaa isbuucyo kadib.

6-12 isbuuc ka dib, finka waxaa laga yaabaa in uu usu badelo mid yar, oo xanuunayo. Hadii tani ay dhacdo, ku dabool dhinaca faashada si aad ugu ogolaatid aariyo in ay soo gasho. Ha isticmaalin sharootada koolada.

Xanuunka waxaa laga yaabaa in ay qaadato ilaa 3 bilood in ay boksooto, iyo laga yaabo in ay ku reebto calaamad yar. Tani waa caadi.

Sida loo daryeelo dhinaca tallaalka

  • Ku joogteey dhinaca nadiif iyo qaleeel
  • Hadii xanuun uu yimaado, ku dabool dhinaca faashada si aad ugu ogolaatid aariyo in ay soo gasho.

Ha isku riixin ama ha xoqin dhinaca.

Ha ku dhajin sharootada koolada dhinaca.

Ha ku isticmaalin boomaato, saliid, ama dhir dhinaca.

Ha salaaxin ama ha masaajeynin dhinaca.

Hadii aad qabtid wax walaacyo ah ama aad u baahantahay warbixin ku saabsan TB ama tallaalka BCG, fadlan la xiriir Kaaliyaha Caafimaadka Bulshada.

Wixii su’aalo walbo ah ama walaacyo oo aad qabtid saacadaha kadib fadlan ka soo wac Qadka-caafimaadka 0800 611 116.